hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

Alshabaab oo 4 nin ku toogtay Bu’aale

November 6, 2017   //     //   News572 Views

Alshabaab ayaa afar nin ku dishay fagaare kuyaala magaalada Bu’aale.Alshabaab ayaa warbaahintooda ku shaaciyay magacyada afarta nin oo ay ku tilmaameen inay jawaasiis ushaqeynaysay dowlada Itoobiya iyo dowlada Somalia.Magacayada afarta nin ee shabaabku Bu’aale ku toogteen ayaa lagu sheegay

1)Maxamed Aba Mayoow

2) Mustaf Macalin Xasan

3)Cumar Cadar Cumar

4) Cabdirisaaq Xaashi Cabaas

Ma aha  markii  ugu horeysay ee shabaabku laayaan dad ay ku tilmaameen Jawaasiis.

Readers Comments (0)

Comments are closed.