Xaysiis
digg icon delicious icon

Abiye iyo Demeke oo dib loo doortay

October 5, 2018   //     //   News748 Views

Abiye iyo Demeke

Shirweynihii 11aad ee EPRDF ee ka socday xarunta Deegaanka Shucuubta Koonfureed ee Hawassa.Waxa maanta la uda galay u codeynta gudoomiyaha EPRDF iyo kuxigeenkiisa oo ay ukala sharxnaayeeen Abiye Axmed iyo Demeke Mekonon.

Gudoomiyaha EPRDF

Waxaa codeysay 177 xubnood iyadoo 176 kamid ah ay ucodeeyeen Abiye Axmed halka 1 xubina ay ucodeysay Demeke inuu noqdo gudoomiyaha ururka EPRDF,waxaana xilka gudoomiyaha ku guuleystay Dr Abiye Axmed.

Doorashadii gudoomiye kuxigeenka EPRDF

149 xubnood ayaa ucodeysay Demeke Mekanon halka 15 ay ucodeysay Debretsion,waxayna halkaas guushii ku raacday Demeke Mekanon.Abiye iyo Demeke

Readers Comments (0)

Comments are closed.