hormuud.com Xaysiis
digg icon delicious icon

63 mudane oo katirsan aqalka Congress-ka Mareykanka oo dalbaday in safaarada Mareykanka loo raro Qudus

January 10, 2017   //     //   News1003 Views

Waraaq ay ku saxiixan yihiin 63 mudane oo katirsan oo katirsan aqalka kongareeska xubina ka ah xisbiga Jamhuuriga ayaa madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ka codsaday inuu oofiyo balan qaadkiisii ololaha doorashada ee ahaa inuu safaarada Mareykanka ka rari doono Telaviv una rari doono magaalada Qudus.

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Mareykanka ugu digay arintaas wuxuuna sheegay in talaabadaas ay burbur ku keeni doonto wadahadalada nabada ee Bariga dhexe.Qoraalkan oo uu shaaciyay wargeyska Foreign policy ayaa uqornaa sidan

Readers Comments (0)

Comments are closed.