Xaysiis

March 2019 »

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

FB_IMG_1553521489713 March 25, 2019   //   Comments Off on Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka booqasho shaqo oo dhowr maalmood qaadan doonta ayuu halkaas

Continue Reading »

Baarlamaanka Jubbaland oo meelmariyay guddiga Madaxabannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka.

FB_IMG_1553439230100 March 24, 2019   //   Comments Off on Baarlamaanka Jubbaland oo meelmariyay guddiga Madaxabannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka.

Mudanayaasha golaha Wakiilada Jubbaland oo maanta yeeshay fadhigii 69-aad kal-fadhigii 4-aad ee golaha oo ay soo xaadireen 54 Mudane ayaa la horkeenay guddiga madaxa bannaan

Continue Reading »

Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka

Jubbaland (8) March 24, 2019   //   Comments Off on Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka

Phot News: Booqashadii Raysul wasaaraha ee Goobweyn

FB_IMG_1552487521857 March 13, 2019   //   Comments Off on Phot News: Booqashadii Raysul wasaaraha ee Goobweyn

Daawo: Sidee Khayre loogu soo dhaweeyay Kismaayo

FB_IMG_1552313181356 March 11, 2019   //   Comments Off on Daawo: Sidee Khayre loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Raysul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Soodhaweynta oo ka baaxad weyn tii hore loogu sameeyay raysul wasaaraha

Continue Reading »

Wasiir Xoosh Oo Geeriyooday

53566441_2323223074574020_4898443667473170432_n March 8, 2019   //   Comments Off on Wasiir Xoosh Oo Geeriyooday

Allah ha u naxariistee waxaa goordhow la xaqiijiyay inuu geeriyooday wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil. Waxaa hadda isbitaal ku yaala Dubai ku geeriyooday

Continue Reading »

Wafdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Kismaayo

dhananan3 March 8, 2019   //   Comments Off on Wafdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Kismaayo

Wafdi ka socda Xafiiska Ra`iisul Wasaaraha dalka Mudane Xassan Cali Kheyrre ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo. Wafdigan ayaa hordhac u ah wafdi uu hoggaaminayo Ra`iisul

Continue Reading »

Madaxweynaha Jubbaland Ayaa Cambaareye qaraxii Maka Al-Mukarama

dhanaan March 1, 2019   //   Comments Off on Madaxweynaha Jubbaland Ayaa Cambaareye qaraxii Maka Al-Mukarama

Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Weerarka Argagixisadu ay xalay ka gaysatay Magaalada Muqdisho kaas oo ay ku xasuuqeen dad aan waxba galabsan oo nolol

Continue Reading »

Haweenka Jubbada hoose oo si kulul oga hadlay Dil kii Caasho (Sawiro)

dhanaan (3) March 1, 2019   //   Comments Off on Haweenka Jubbada hoose oo si kulul oga hadlay Dil kii Caasho (Sawiro)

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Ururka Haweenka Gobolka Jubbada Hoose iyo kan Degmada Kismaayo ayaa waxay si weyn uga soo horjeesteen falkii foosha xumaa ee

Continue Reading »