Xaysiis

January 2018 »

Culimo Nadwo diini ah ku qabanaysa Kismaayo

image-0-02-04-948c4a86b0e6c4b4cbbf08ecdc663b701e94ac33bb99c00c450cbc3732b50739-V January 14, 2018   //   Comments Off on Culimo Nadwo diini ah ku qabanaysa Kismaayo

Waxaa magaalada Kismaayo soo gaadhay culimo Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibada.Culimadan oo ay kamid yihiin Dr.Haaruun Sheekh Xuseen,Dr Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulaahi

Continue Reading »

Madaxweynaha DFS iyo Madaxwaynaha Puntland oo lagu Soo Dhaweeya Magaalada Qardho(SAWIRRO)

5I2A9227 January 10, 2018   //   Comments Off on Madaxweynaha DFS iyo Madaxwaynaha Puntland oo lagu Soo Dhaweeya Magaalada Qardho(SAWIRRO)

Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeya Magaalada Qardho . Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiwe Maxamed Cali

Continue Reading »

DAAWO Wasiirkii hore ee arimaha gudaha oo erayo kooban ku cabiray siyaasada Somalia

January 8, 2018   //   Comments Off on DAAWO Wasiirkii hore ee arimaha gudaha oo erayo kooban ku cabiray siyaasada Somalia

Toos udaawo xafladii furitaanka garoonka Garoowe

garowe airport January 8, 2018   //   Comments Off on Toos udaawo xafladii furitaanka garoonka Garoowe

Sheekh Salmaan oo 4 bilood uxidhan xukumada Sacuudiga

cawdaha January 7, 2018   //   Comments Off on Sheekh Salmaan oo 4 bilood uxidhan xukumada Sacuudiga

Sheekh Salmaan Al-Cawdah oo kamid ah culimada ugu caansan boqortooyada Sacuudiga ayaa muda 4 bilood ah uxidhan xukumada Sacuudiga kadib markii boggisa twitterka uu ku

Continue Reading »

Jawaabta Xil-ka-Qaadisteyda

YG with map January 4, 2018   //   Comments Off on Jawaabta Xil-ka-Qaadisteyda

Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku jooji. Maaddaama aad akhriska sii wadday waxaan

Continue Reading »

R/wasaare Khayre oo xilki ka qaaday 3 wasiir kuwo cusubna magacaabay(+VIDEO)

khayre-1 January 4, 2018   //   Comments Off on R/wasaare Khayre oo xilki ka qaaday 3 wasiir kuwo cusubna magacaabay(+VIDEO)

  Muqdisho(SONNA)  Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay

Continue Reading »

Itoobiya oo xabsiga ka sii deynaysa maxaabiista siyaasada uxidhan

eprdf1 January 3, 2018   //   Comments Off on Itoobiya oo xabsiga ka sii deynaysa maxaabiista siyaasada uxidhan

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa shir jaraaid si wada jir ah ugu qabtay gudoomiyaasha afarta xisbi ee ku bahoobay ururka talada haya ee EPRDF.Raiisulwasaaraha Itoobiya

Continue Reading »

DAAWO Ra’iisulwasaaraha oo ka warbixiyay waxqabadkii xukumadiis

KHEYRE5 January 2, 2018   //   Comments Off on DAAWO Ra’iisulwasaaraha oo ka warbixiyay waxqabadkii xukumadiis