hormuud.com Xaysiis

October 2017 »

Wasiirkii G/dhiga iyo taliyihii ciidanka xooga oo iscasilay

WASIIR October 12, 2017   //   Comments Off on Wasiirkii G/dhiga iyo taliyihii ciidanka xooga oo iscasilay

Wasiirkii gaashaan dhiga Dowlada fadaraalka Somalia C/rashiid Cabdullaahi Maxamed iyo taliyihii ciidanka SNA Maxamed Axmed Jimcaale(Cirfiid) ayaa si kedis ah isu casilay.Lama oga sababta labadan

Continue Reading »

Ethiopia oo lacagteedii qiima dhimis ku sameysay

birr October 11, 2017   //   Comments Off on Ethiopia oo lacagteedii qiima dhimis ku sameysay

Bangiga dhexe ee Ethiopia ayaa maanta shaaciyay inuu hoos udhimay qiimihii lagu sarifi jiray lacagta birta Ethiopia.Bangigu wuxuu sheegay in qiimihii lacagta birrta hoos loo

Continue Reading »

Farmaajo oo qoraal ka soo saaray shirkii madaxda maamul goboleedyada ee Kismaayo

farmaajo1 October 11, 2017   //   Comments Off on Farmaajo oo qoraal ka soo saaray shirkii madaxda maamul goboleedyada ee Kismaayo

AKHRISO warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii madaxda dowlad goboleedyada ee Kismaayo(+sawirro)

warmurtiyeed kismaayo9 October 11, 2017   //   Comments Off on AKHRISO warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii madaxda dowlad goboleedyada ee Kismaayo(+sawirro)

Shirkii madaxda dowlad goboleedyada oo la soo afmeeray iyo warmurtiyeedkii…

shir kismaayo4 October 11, 2017   //   Comments Off on Shirkii madaxda dowlad goboleedyada oo la soo afmeeray iyo warmurtiyeedkii…

Waxaa si rasmi ah loo soo afmeeray shirkii madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya ee ka socday magaalada Kismaayo.Shirkan oo furmay 08/10/2017 ayaa diirada lagu saaray ismaandhaafka

Continue Reading »

Tirakoobkii dalka Ethiopia oo dib loo dhigay

National-Census-page-1 October 11, 2017   //   Comments Off on Tirakoobkii dalka Ethiopia oo dib loo dhigay

Waxaa dib loo dhigay tirakoobkii guud ee bisha soo socota ka dhici lahaa dalka Ethiopia dib loo dhigay arimo aan la shaacinin dartood.Waxaa jira warar

Continue Reading »

Daawo xafladii maalgashiga Jubaland ee lagu qabtay Ohio Colombus

wafdi jubaand October 11, 2017   //   Comments Off on Daawo xafladii maalgashiga Jubaland ee lagu qabtay Ohio Colombus

Wafdi uu hogaaminayo Muuse Biixi oo la kulmay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya

muuse biixi October 11, 2017   //   Comments Off on Wafdi uu hogaaminayo Muuse Biixi oo la kulmay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya

Wafdi ka baxay Somaliland oo uu horkacayo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisulwasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn.Madaxa warfaafinta xafiiska

Continue Reading »

TACSI: Siraaje Cabdullaahi Cismaan oo ku geeriyooday Australia

tacsi October 11, 2017   //   Comments Off on TACSI: Siraaje Cabdullaahi Cismaan oo ku geeriyooday Australia

Maamulka warbaahinta Dhanaan Media waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa qooyskii iyo ehelkii uu ka baxay Allah ha uaxariistee Siraaje Cabdulaahi Cismaan oo xalay

Continue Reading »

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maanta booqday Goobweyn(SAWIRRO)

axmed goobweyn1 October 10, 2017   //   Comments Off on Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maanta booqday Goobweyn(SAWIRRO)

Madaxda dowlada goboleedyada Somalia ee shirka uga socdo magaalada Kismaayo ayaa maanta booqday tuulada Goobweyn oo ah halka wabiga Juba uu kaga daro badda.Hoos ka

Continue Reading »

Next Page »