hormuud.com Xaysiis

August 2017 »

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada Kenya iyo Gobolka Waqooyi Bari(updated)

August 9, 2017   //   Comments Off on Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada Kenya iyo Gobolka Waqooyi Bari(updated)

Natiijada hordhaca ah ee doorashadii guud ee shalay ka dhacday Kenya ayaa waxaa shaaciyey guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee Kenya IEBC.Hoos ka akhriso natiijada hordhaca

Continue Reading »

Natiijadii Doorashada Kenya:Uhuru oo aad uga horeeya Raila

1339824_0 August 9, 2017   //   Comments Off on Natiijadii Doorashada Kenya:Uhuru oo aad uga horeeya Raila

Sida lagu shaaciyay bogga guddiga doorashada qaranka ee Kenya IEBC Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa aad uga horeeya Raila Odinaga.Uhuru wuxuu helay codad dhan 7776101(54.4%) halka

Continue Reading »

Baarlamaanka Ethiopia oo yeelanaya fadhi aan caadi ahayn

August 2, 2017   //   Comments Off on Baarlamaanka Ethiopia oo yeelanaya fadhi aan caadi ahayn

Baarlamaanka Dowlada Federaalka Ethiopia ayaa maalinta Jumcaha ee taariikhdu tahay 04/08/2017 yeelanaya kulan deg deg ah oo looga arinsanayo bandowga saaran deegaano katirsan kililka Oromada.Bandowgan

Continue Reading »

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday Ciidamo loo diyaarinayo Hawlgalka Al-Shabaab lagaga saarayo Gobolka (SAWIRO)

August 1, 2017   //   Comments Off on Madaxweynaha Jubbaland oo booqday Ciidamo loo diyaarinayo Hawlgalka Al-Shabaab lagaga saarayo Gobolka (SAWIRO)

Kismaayo, 31 Luulyo 2017 madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Xeradii hore ee Ciidamada Cirka ee ma dhamaato halkaas oo maalmahan uu

Continue Reading »