hormuud.com Xaysiis

April 2017 »

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay taliyaha ciidamada Mareykanka qaybta Afrika(SAWIRRO)

safiir mareykan2 April 30, 2017   //   Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay taliyaha ciidamada Mareykanka qaybta Afrika(SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde kula kulmay taliyaha ciidamada Mareykanka qeybta Afrika(Africom) Gen.Thomas Waldhauser.Kulanka waxaa sidoo

Continue Reading »

VIDEO:Talaalka cudurka Jadeecada oo laga bilaabay Somalia

talaal April 30, 2017   //   Comments Off on VIDEO:Talaalka cudurka Jadeecada oo laga bilaabay Somalia

Doon hub waday oo lagu qabtay Boosaaso

doon April 30, 2017   //   Comments Off on Doon hub waday oo lagu qabtay Boosaaso

Wararka ka imaanayaa xarunta gobolka Bari ee Boosaaso ayaa ku waramaya in la qabtay doon waday hub ka kooban bastoolado iyo rasaas farabadan.Wararku waxay intaas

Continue Reading »

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka Ethiopia(SAWIRRO)

danjirejamaaludiin2 April 30, 2017   //   Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka Ethiopia(SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Somalia Maxamed Cabdulaahi ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Ethiopia usoo magacowday Somalia Jamaaludiin Mustafe Cumar. Arintan ayaa timid

Continue Reading »

Erdogan oo si dadban u dhaliilay shirka Soomaalida ee London

erdogan6 April 30, 2017   //   Comments Off on Erdogan oo si dadban u dhaliilay shirka Soomaalida ee London

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa si dadban udhaliilay shirka dowlada Ingiriisku Soomaalida ugu qabanayso magaalada London 11ka bisha May.Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in

Continue Reading »

Machad lagu baran doono culuumta Diiniga ah ayaa laga daahfuray Kismaayo(SAWIRO)

6 April 30, 2017   //   Comments Off on Machad lagu baran doono culuumta Diiniga ah ayaa laga daahfuray Kismaayo(SAWIRO)

Munaasibaddan oo ahayd mid lagu daahfuray machadka barashada culuumta diiniga ah ee Ibnu Qayimi Al-jowzii ayaa lagu qabtay xarunta madarasada Al-kheeyraad, ayadoo ay ka qeybgaleen

Continue Reading »

Turkey: Boqolaal kamid ah shaqaalihii la eryay oo shaqooyinkoodii loo fasaxay

TurkeyFlag4 April 30, 2017   //   Comments Off on Turkey: Boqolaal kamid ah shaqaalihii la eryay oo shaqooyinkoodii loo fasaxay

War kasoo baxay dowlada Turkiga ayaa lagu sheegay in boqolaal kamid ah dadkii shaqooyinka laga eryay afgembigii dhicisoobay kadib dib loogu fasixi doono shaqooyinkoodi.Wareegtadan waxaa

Continue Reading »

Muuqaal cajiib ah:Daawo Diyaarad iyadoo hawada kujirta luggi kasoo dhacday iyo qaabkii loo dejiyay

diyaarad florida April 30, 2017   //   Comments Off on Muuqaal cajiib ah:Daawo Diyaarad iyadoo hawada kujirta luggi kasoo dhacday iyo qaabkii loo dejiyay

Muuqaalkan waxaa laga qabtay diyaarad luggi kasoo dhacday oo si deg deg ah loogu soo dejiyay gegida diyaaradaha ee magaalada Florida ee dalka Mareykanka galabnimadii

Continue Reading »

Maxay tahay sababta MD Farmaajo waraaqaha aqoonsiga uga gudoomi waayey safiirka Ethiopia?

danjire ethiopia April 30, 2017   //   Comments Off on Maxay tahay sababta MD Farmaajo waraaqaha aqoonsiga uga gudoomi waayey safiirka Ethiopia?

Waxay ahayd in madaxweynaha Dowlada Fadaraalku Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomo safiirka cusub ee Ethiopia usoo magacowday Somalia Jamaaludiin Mustafa Cumar oo

Continue Reading »

Madaxweynaha Puntland oo dhagaxdhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

gaalkacyo4 April 30, 2017   //   Comments Off on Madaxweynaha Puntland oo dhagaxdhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl ayaa magaalaga Gaalkacayo ka dhagax dhigay

Continue Reading »

Next Page »