hormuud.com Xaysiis

March 2017 »

Kulamo Nairobi uga bilowday madaxda Kenya iyo Somalia(SAWIRRO)

farmaajo shir12 March 23, 2017   //   Comments Off on Kulamo Nairobi uga bilowday madaxda Kenya iyo Somalia(SAWIRRO)

Waxaa magaalada Nairobi ka furmay kulamo udhaxeeya dalalka Kenya iyo Somalia kuwaas oo diirada lagu saarayo iskaashiga labada dal arimaha amniga,ganacsiga,maalgashiga,duulista hawada,waxbarashada,beeraha,qaybsiga khayraadka,horuminta xanaanada xoolaha,kaluumeysiga,dalxiiska,socdaalka

Continue Reading »

5 Ruux oo loo qabtay weerarkii Baarlamaanka UK(VIDEO)

UK4 March 23, 2017   //   Comments Off on 5 Ruux oo loo qabtay weerarkii Baarlamaanka UK(VIDEO)

Kusimaha taliyaha booliska magaalada London Mark Rowley ayaa warfidiyeenada uga warbixiyay halka uu marayo baadhitaankii la xidhiidhay weerarkii shalay ee xarunta baarlamaanka UK ee magaalada

Continue Reading »

DAAWO Madaxweyne Farmaajo oo maamuus heer qaran ah loogu sameeyay magaalada Nairobi(SAWIRRO+VIDEO)

FARMAAJO1 March 23, 2017   //   Comments Off on DAAWO Madaxweyne Farmaajo oo maamuus heer qaran ah loogu sameeyay magaalada Nairobi(SAWIRRO+VIDEO)

Dhimashada weerarkii xarunta Baarlamaanka UK oo korodhay

UK6 March 22, 2017   //   Comments Off on Dhimashada weerarkii xarunta Baarlamaanka UK oo korodhay

Kusimaha taliyaha Booliska UK ayaa goor dhaweyd saxaafada la wadaagay wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii galabta ka dhacay afaafka hore ee Baarlamaanka UK ee magaalada

Continue Reading »

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Nairobi(SAWIRRO)

farmaajo nbi1 March 22, 2017   //   Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Nairobi(SAWIRRO)

Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Farmaajo ayaa maanta gaadhay magaalada Nairobi.Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa waxaa magaalada Nairobi ku soo dhaweeyay xildhibaan Aadan Bare Ducaale.Madaxweyne Farmaajo ayaa

Continue Reading »

Alxamdu Lilaah:Roobabkii Guga oo ka curtay qaar kamid ah deegaanada Soomaalida (VIDEO)

ROOB March 22, 2017   //   Comments Off on Alxamdu Lilaah:Roobabkii Guga oo ka curtay qaar kamid ah deegaanada Soomaalida (VIDEO)

Sawirro iyo wararkii ugu dambeeyay weerarkii ka dhacay xarunta baarlamaanka UK

UK8 March 22, 2017   //   Comments Off on Sawirro iyo wararkii ugu dambeeyay weerarkii ka dhacay xarunta baarlamaanka UK

Wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in qof dumar ah oo kamid ahaa dadkii dhaawacmay ay geeriyootay halka 12 kale ay dhaawac yihiin. Nin wata mindi

Continue Reading »

Toogasho ka dhacday gudaha Baarlamaanka UK iyo wararkii ugu dambeeyay(+VIDEO)

baarlamaanka uk March 22, 2017   //   Comments Off on Toogasho ka dhacday gudaha Baarlamaanka UK iyo wararkii ugu dambeeyay(+VIDEO)

Waxaa lagu kala cararay Baarlamaanka UK kadib markii raas laga maqlay afaafka hore ee xayndaabka baarlamaanka UK ee Westminister.Xaalad hubaanti la’aan ah ayaa wali taagan

Continue Reading »

Mareykanka oo soo dhaweeyay Golaha wasiirada cusub ee Somalia

statedepartment March 22, 2017   //   Comments Off on Mareykanka oo soo dhaweeyay Golaha wasiirada cusub ee Somalia

Dowlada Mareykanka ayaa soo dhaweysay magacaabista golaha wasiirada cusub ee Somalia.Qoraal lagu baahiyay barta twitterka ee safaarada Mareykanka ee Somalia. Qoraalka waxaa lagu xusay in

Continue Reading »

Maxaa kaaga baxay xukumada Raysulwasaare Xasan Cali Khayre?

xukumad March 22, 2017   //   Comments Off on Maxaa kaaga baxay xukumada Raysulwasaare Xasan Cali Khayre?

Raysulwasaare Xasan Cali Khayre ayaa wada tashi dheer kadib shalay ku dhawaaqay xukumada uu hogaamin doono oo ka kooban 26 wasiir 14 wasiiru dowle iyo

Continue Reading »

Next Page »